Munaasabadda waxaa kasooqabgalay Xildhibaano, Wasiiro KGS Odayaasha Dhaqanka, Haweenka Gobolka iyo Degmada iyo qaybaha kale ee Bulshada.
Xildhibaano iyo wasiiro kahadlay xafladda ayaa waxaa ay wasiirka ku amaanayn in uu yahay qof aqoon lah u diyaarsan ka soobixida xilkaasi
Munaasabadan soodhawaynta ah ee loo sameeyay wasiirka ayaa ahayd mid loogu muujiniyay taageero islamarkaana loogu ducaynayay in uu ilaaheey xilka la garabgalo.