Baydhabo(WNN)-Mas’uuliyiinta maalintii labaad ku sugan degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay ayaa waxaa u hogaaminaya wasiirka arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Dowlada Koonfur galbeed Soomaaliya C/raxmaan Sate Gudoomiyaha Gobolka Bay…
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Munaasabadii ciida wariyaasha konfur Galbeed Soomaaliya oo La Layeeshay Wareysi..
Baydhabo–(WSR)–Munaasabadii ciida wariyaasha konfur Galbeed Soomaaliya oo LaLa yeeshay Wareysi xasaasi ah ay yagoo mudinaayo dereenkooda farxadeedda ciida barnaamishkaan ayaa aad iyo aad loo soo agaasimay ka dhacaday xaruunta icada…
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa bishaar xasan maxamed, Dhageyso:-…
Dhageyso: Wareysi Gudoomiyaha Qasaxdheere Oo Ka Hadlay Xaalada Magaaladaasi.
Gudoomiye maamulka degmada qasaxdheere isack bokood ayaa wareysi ku faahfaahiyay xaalada degmada qasaxdheere ayaa waxaa uu sheegay in xaalada amaan ee degmadaasi ay wanaagsantahay. Isack bokood ayaa sidoo kale waxaa uu…
Dhageyso:-Daawo:Mas’uuliyiinta Dowladda Koonfur-galbeed oo Booqday Beero ku yaalla Baydhabo
Baydhabo(WSR) — Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Dowladda Ee Koonfur-galbeed, Maxamed Xassan Fiqi oo ay wehliyeen Duqa Baydhabo, Cabdullaahi Mad-Watiin ayaa maanta booqday Beeraha Degmada xilli beeraleydu howlahooda caadiga ah ku…
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa bishaar xasan maxamed, Dhageyso:-…
Dhageyso:- Afhayeen Chief Sagaarey Oo Wareysi Si kulul ugu Weerarey Shariif Xasan iyo Siyaasiinta Koonfurgalbeed…
Cabdiqadir Axmed (chief sagaarey) waa Afhayeenka guud Koonfurgalbeed Soomaaliya ee qarada yurub waxaana uu ku suganyahay magaalada booros ee dalka sweden qadka telfoonka ayuu wareysi ku siiyay wariye Maaxiye Cabdinuur…
Dhageyso:-Sawirro:Haweenka ku jira ciidamada Itoobiya ee Qaybta 3aad AMISOM Baydhabo ku Martigeliyay haweenka Degamadaas.
Haweenka kujiro ciidamada Itoobiya eeAMISOM ee ayxaruntooda tahay magaalada Baydhaba ayaa waxa ay martigeLiyeen haweenka degmada Baydhabo. Kullanka dhexmaray haweenka ciidamada Itoobiya eeAMISOM qaybtana ka ah Sector 3 ayaa waxaa…
Dhageyso:-Wareeysi Dhinacyo Badan Taabanaayo ayaa waxaa waryaheeyna ku Sugan G/Sh/ Hoose Wareesi La Sheeshtey Af-hayeeenka Odayaasha Dhaqanka KGS Malaaq Deerow Malaaq yacquub
Wareeysi dhinacyo badan taabanaayo ayaa waxaa waryaheeyna ku sugan gobolka shabeelada Hoose wareesi la sheeshtey af-hayeeenka odayaasha dhaqanka koonfur galbeed soomaaliya malaaq deerow malaaq yacquub uga warbixiyey doorashadii uu yeelan…
