Olole Nadaafaded oo Ka Bilawday Magaalada Baydhabo waxaa maanta daxa furay ololaha nadaafada gudoomiya gobalka bay iyo kandegmada ololahaasi ayaa si howli ah ku socaday magalada baydhabo. Dhageyso Awees salaad…
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:-WARKII HABEENIMO EE EDACADA WARSAN RADIO IDINKAGA IMAANAAYEY MAGALAGA BAYDHABO.
.BAYDHABO–(WSR)–WARKII HABEENIMO EE EDACADA WARSAN RADIO IDINKAGA IMAANAAYEY MAGALAGA BAYDHABO janaay waxaa idan soo jeedinaayey nuurto bidhaan DHAGEYSO:-WARKII HABEENIMO EE EDACADA WARSAN RADIO IDINKAGA IMAANAAYEY MAGALAGA BAYDHABO. was last modified:…
Dhageyso: Gudoomiysha Gobolka Iyo Degmada Baydhabo Oo Qilaaf Calintiisa U Gaarey Awdiinle.
AWDIINE–(WSR)–Madaxda maamulka gobolka iyo kan degmada ayaa maanta waxay gaareen deegaanka Awdiinle ee gobolka baay. labada gudoomiye ayaa deegaankaasi u tagey inay geeyaan gudoomiyaha cusub ee deegaanka Awdiinle ee gobolka…
Dhageyso:-gudoomiyaha haweenka bulshada konfur galbeed soomaaliya marwo muraayo oo uga baaqday
BAYDHABO–(WSR)–gudoomiyaha haweenka bulshada konfur galbeed soomaaliya marwo muraayo oo uga baaqday in ay ka wada sheeyaan nabadgilida iyo is dhaxgalga bulshada adaad tihiin dhamaan reer konfur galbeed soomaaliya dal iyo…
Dahgeys:- wareysi: aanu layeelanay agaasimaha wazaarada waxa barashada konfur gagbeed soomaaliya aziiza maxamed nuur sheekh ibraaahim,,,
BAYDHABO–(WSR)– wareysi: aanu layeelanay agaasimaha wazaarada waxa barashada konfur gagbeed soomaaliya aziiza maxamed nuur sheekh ibraaahim waxay nooga warantay shir jaraaid oo ay uga hadlaysay fasax ga ciidul hajka iskoolada …
Ku simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo shalay ka hadlayay shirkii wada tashiga ee lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay Madaxda Maamul goboleedyada…
Dhageyso:-warasi aanu layeelanay gudoomiyaga Goofgaduuud Shaweelow waxaan ka warasanay amaanka degaanka..
GOOFGADUD–WSR–warasi aanu layeelanay gudoomiyaga Goofgaduuud Shaweelow waxaan ka warasanay amaanka degaanka wuxuu yir al-ashabab dad ayey raafeen kadibna qofkii lacag haysta qarash ayuu i ka bixiinayey ku wa kelana waxay…
