wareysi Xasaasi Ah oo aanu layeelanay marka xasan cumar macalin gudoomiya ayaa waxaan ka warasinay amniga magalada marko iyo xasuuqii ka dhacay malin dhawaayd waxay ay ka qabteen. dhageyso wareysiga…
WARARKA MAANTA
Dhageyso:- waziirka gaadiidka mudane Abdullahi black oo wareysi siiyey warbaahinta kgs.
Waziirka gaadiidka dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya wareysi siiyey weryaheeyna Ali ilyees oo ku sugan magaalada baydhabo janaay ayaa sheegeey waziirka in furey xafiis si loodiwaan kaliyo dhamaan baabuurta ku…
Dhageyso:-Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland iyo ku xigeenkiisa oo isku dhex feeray kalfadhiga Baarlamaanka..
Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo ku xigeenkiisa 1-aad Baashe Maxamed Faarax ayaa maanta isku fara saaray mid kamid ah kalfadhiyada Baarlamaanka Somalialnd. Fadhiga maanta ee wakiillada…
Qasaxdheere–(WSR)–Wareysi oo aanu Laylanay Godoomiyaha Qasaxdheere Isaaq Bukud oo ka warbixiinaayey xalada degmada wuxuu noo sheegay inay magalada Qasaxdheere ay ka ficantahay siid hore amniga iyo xaga bulshadaba- HOOS KA…
Dhageyso:-Wareysi xasaassi ah oo anu la yeelanay Godoomiyaha Buurhakabo Cali Olompic
Buurhakaba–(WSR)–Wareysi xasaassi ah oo anu la yeelanay Godoomiyaha Buurhakabo Cali Olompic oo xalada degmada buurhakabo ama deegaanada hoosyimaadaba oo ka war bixiinaayey wuxuu noo sheegay ina cidan tabara ugu socday…
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey SHUKRI BIDHAAN Mr. Hilaal Sheekh Shucaybee xaruunta magaalada baydhabo janaay. Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada…
