Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] Hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee idaacada warsan wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye Bishaar Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan was last modified: October 14th, 2018…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Dowladda Soomaaliya ayaa garab istaag buuxa u muujisay Boqortooyada Sucuudi Carabiya, xilli uu isa soo tarayo dhaleeceyn xoog leh oo dowladda Sucuudiga loogu jeedinayo dilkii Saxafiga Jamaal Kashoggi. War…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Kalfadhiga 4aad ee Aqalka Sare ayaa maanta si rasmi ah u furmay iyadoo munaasabadda furitaanka kalafadhiga afaraad ee Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay goob…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] Hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee idaacada warsan wariye Cabdi Kariin [jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye Bishaar Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan was last modified: October 15th, 2018…
Dhageyso:-Gudoomoomiyaha BKGS oo Been abuur ku tilmaamay in ay tahay warqadda sheegaysa in uu magacaabay gudiga doorashada maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.
Baydhabo Somaliya{WMN}-Hadalkan ayuu ka jeediyay gudoomiyaha BKGS Cabduqaadir Shariif Sheekhunaa Maye Shir jaraa’id uu ku qabtay xafiiskiisa. Waxaana uu gudoomiyaha ku sheegay in ay tahay warqaddaas mid been abuur ah.…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] Hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee idaacada warsan wariye Cabdi Kariin [jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…








