Baydhabo Somaliya{WMN}- Boqorka Sacudi Carabiya Boqor Salman iyo Amiir ka leh dhaxalka Boqortooyada Maxamed bin Salman ayaa la kulmay qaar ka mid ah qoyska iyo qaraabada Saxafigii la diley ee…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Galabnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka Galabnimo ee Idaacada…
Dhageyso:-Warbixin ku saabsan Maamul Goboleedka Puntland oo Xilalka laga qaaday Saraakiisha Booliska iyo Daraawiishta isagoo taliyaal cusub u magacaabay xilalkoodii.
Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 25 October 2018 ka Rukhseeyey Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland (8)Sarkaal oo katirsan Ciidanka Daraawiishta. Laga bilaabo 25 October 2018 waxaa…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Mukhtar Sh. Aadan (Dalmar) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye [Dalmar] Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: October 28th, 2018…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa soo dhoweeyay isku dayga uu hormuudka ka yahay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, kaasoo lagu xalinayo khilaafka Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada. Warqad jawaab…










