Baydhabo Somaliya{WMN}-Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta Garee) oo ka mid ah Murashaxiinta u tartamaya xilka madaxtinimada maamulka Koonfur Galbeed ayaa maantay deeq isugu jirta Raashin, Joodariyaal, iyo Marakaneecoyin waxaa uu gaarsiyay…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
DAAWO MUSHARAXA MUDANE MUKHTAAR ROOBOW OO LA GODOONSIYEY SHAXADAII DOORASHAD KGS
Baydhabo (Wadaninews24 Online) – Xilli Ololaha doorashadda Madaxtinimadda ay si xowli ah kaga socoto Magaalada Baydhabo ayaa hadda waxaa bilowday Musharaxiinta doonaya in ay isdiwaangaliyaan si loogu ogolaado in ay tartamaan.…
Dhageyso:-Wasiirkii Tamarta iyo Khayraadka Biyaha DF oo maantay si rasmi ah isaga casilay xilkii wasiirnimo.
Baydhabo Somaliya{WMN}-Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta Gareen) oo ahaa Wasiirka Tamarta iyo Biyaha DF ee Soomaaliya, kana mid ah xildhibaannada Soomaaliya ayaa shirjaraa’id oo uu ku qabtay maantay magaalada Baydhabo waxaa…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Shukri Ismaaciil Shukri [Bidhaan] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: November…
Dhageyso+SAWIRO:-Malaaqyada KGS oo ku Dhawaqay in ay dib u dhigeen Dorashada
Baydhabo Somaliya{WMN}-Malaqyada Koofur Galbeed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa Shirkoda Jaraid waxay ku dhawaaqeen in dib loo dhigay doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed oo lagu waday inay…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…







