Baydhabo Somaliya{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in Geeska Afrika ay yeelan doonaan hal madaxweyne halka ay hadda maamulaan Saddex Madaxweyne xilli uu qudbad ka jeedinayay munaasabad lagu furayay…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saaray Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: November 10th, 2018 by…
Akhriso:-Golaha Wasiirada oo Warbixin ka Dhagaystay Golaha Dhaqaalaha Qaranka
Baydhabo Somaliya{WMN}- Golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbixin ku saabsan xoojinta dib-u-habeynta nidaamka maaliyadda dalka iyo horumarrada laga gaaray ka dhagaystay Golaha Dhaqaalaha Qaranka. Shirka Golaha Wasiirrada oo…
Dhageyso+Sawiro:- Madaxa Xukuumadda Dowlad Goboleedka Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir oo baaq nabaded u diray Maleeshiyo Beleedyo oo xoolo dhaqato eh
Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxa Xukuumadda Dowlad Goboleedka Galmudug Shiikh Maxamed ShaakirCali Xasan ayaa baaq Nabadeed u diray Maleeshiyo Beleedyo Xoolodhaqato ah kuwaa oo ku dagaalamay Maanta Degaano hoostaga DegmaddaBalanbal ee Gobolka Galgaduud.…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: November 12th, 2018 by…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…









