Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: October 17th, 2018 by…
WARARKA MAANTA
Dalladda Warbaahinta Soomalaiyeed (Somali Media Association) oo ay ku mideysan yihiin xarumo warbaahineed oo ka howlgala Koofurta & Bartamaha Soomaaliya kana diiwaangashan Wasaaradda Warfaafinta kana howlgasha Muqdisho iyo Dowladgoboleedyada Soomaaliyeed…
Akhriso:- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo faray Golaha Wasiirada inay ansixiyaan Hindise sharciyeedka Doorashooyinka.
Baydhabo Somaliya{WMN}-Khudbad uu ka jeediyay shirka Golaha Wasiirada oo uu maanta shir guddoominayay Madaxweynaha ayaa ku wargeliyay Golaha Wasiirada in shirkooda todobaadka soo socda ku ansixiyaan sharciga doorashooyinka, isla markaana…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: October 18th, 2018 by…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Musharax oo ah Waziirka Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyay. C/casiis…
Akhriso:-Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo sheegay in dilkii Khashoggi uu ahaa mid hore loo qorsheeayy
Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo qudbad u jeedinayay Baarlamaanka dalkiisa ayaa sheegay in dilkii saxafigii Jamal Khashoggi uu ahaa mid hore loo qorsheeyay. Erdogan ayaa sheegay in…









