Gudiga dib u eegista Dastuurka ayaa wareejiyay cutubyo ka mid ah dastuurka si looga soo shaqeeyo, waxayna ku wareejiyeen gudiga madaxa banana. Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid,Guddoomiyaha Guddiga dib u eegista…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: November 24th, 2018 by…
Akhriso:- Sheekh Mukhtaar Rooboow oo gudiga doorashada u cusboonaysiiyeen Shahaadadii horay loo siiyay.
Gudiga qabanqaabada doorashada Koofur galbeed ayaa bilaabay bixinta shahaadooyinka musharixiinta u taagan tartanka madaxweynaha Koofur galbeed oo lagu wado in ay qabsoonto 5 ta December ee sanadkan. Musharixiinta shahaadooyinka qaatay…
Akhriso+Sawiro:-Musharax Cabdicasiis Lafta gareen oo maanta qaatay Shahaadadii Mushraxnimada.
Baydhabo Somaliya{WMN}- Guddiga Doorashada ee Koonfur Galbeed ayaa maantay si rasmi ah shihaadada musharaxnimada u guddoonsiiyay Musharax Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta Gareen oo ah Musharaxa ugu miisaan culus tartanka doorashada…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Mukhtar Sheikh Aadan [Dalmar] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
Dib uga noqoqoshada Siyaasiyiintan u tartamidda Doorashada Madaxweynaha KGS ayay ku shaaciyeen Shir jaraa’iid gelinkii danbe Axaddii ay ku qabteen Hotelka Horyaal ee magaalada Baydhabo iyagoo siyaasiyiintan dib uga noqoshada…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: November 25th, 2018 by…
Akhriso:-Farmaajo Siyaasiyiinta xanaaqsan waali ayay ku dhow yihiin, xanaaqii baa ka batay
Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa mar kale si kulul u weeraray siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladdiisa, isagoo ku tilmaamay inay waali ku dhow yihiin.…
Dhagayso:-Warbixin la magic baxaday.“Doorashada Koonfur Galbeed iyo Shanta December.”
Baydhabo Somaliya{WMN}- Waxaa soo jeedinaya wariye Bishaar Mayoow Mukhtaar oo qalinka u qaatay isla markaana soo saaray. Farsamadii: Maxamuud Cali Cabdulaahi (Gaabshaa). Dhagayso:-Warbixin la magic baxaday.“Doorashada Koonfur Galbeed iyo…










