Baydhabo Somaliya{WMN}- Isaga oo wata gaarigiisa ayuu qabsaday qarax kol sii horeysay loogu xiray gaariga uu watay wariye Ismaaciil Shiikh Khaliifa waxaana soo gaaray dhaawac culus. Wariye ismaaciil Shiikh Khaliifa…
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-Guddiga Amniga Golaha Wakiilada Dowlad Gaboleedka KGS, ayaa kulan xoga wareysi ah laqaatey Waziirka Amniga DGKGS,
Baydhabo Somaliya{WMN}-Guddiga Amniga Golaha Wakiilada Dowlad Gaboleedka KGS, ayaa kulan xoga wareysi ah laqaatey Waziirka Amniga DGKGS, kulankaasoo waziiraka lagu weydiinayey su’aalo kusabsan xaalada Amni KG gaar ahaan Degmada Baydhabo…
Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Somaliya ayaa diyaariyay Mooshin ka dhan ah heshiisyada Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo uu la galay dowladaha caalamka qaarkood. Xildhibaanadan oo tiradooda ay gaareyso 10…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: December 5th, 2018 by…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: December 6th, 2018 by…









