Dad aad ubadan ayaa isugu soo baxay maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay kuwaas oo taageersan in Farmaajo xilka laga qaado. Waxey wateen sawirada gudoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
Akhriso:-Guddoomiye Mursal oo markii u gu horeysay go’aan ka soo saaray mooshinka Madaxweyne Farmaajo
Baydhabo Somaliya{WMN}-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii u horeysay hadal ka soo saaray Mooshinka xil ka qaadista ee ka dhanka ahaa Madaxweyne Farmaajo. Qoraal uu ku saxiixnaa…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: December 12th, 2018 by…
Akhriso:-Wazaarada Amniga DF oo sheegatay jirdilka iyo Xariga loogeestay Musharax Mukhtaar Rooboow
Baydhabo Somaliya{WMN}-War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarrada Amniga gudaha xukumadda Soomaaliya ayaa looga hadlay xarigga Mukhtaar Rooboow Cali Abuu-Mansuur oo goor dhaw laga soo dajiyay magaalada Muqdisho. Qoraalka…
Dhageyso:- Afartan lix macalin oo dhamaystay kuliyadda tababarka macalimiinta ayaa munaasabad ay ku qalin jabinayeen waxaa lagu qabtay hoolka jaamacadda koofurta Soomaaliya ee Magaalada Baydhabo.
Baydhabo Somaliya{WMN}- Waxaa munaasabadda qalin jabinta kala soo qaybgalay mas’uuliyiin ay ka mid ahaayeen gudoomiyaha degmada Baydhabo iyo wasiirka waxbarashada koonfur galbeed. Cabdirasaaq xaaji xuseen gaaboow oo ah gudoomiyaha jaamacadda…
Dhageyso:-Wasiirka garsorka iyo Cadalada Koonfur Galbeed oo ka hadley xaalada Baydhabo ka taagan.
Baydhabo Somaliya{WMN}-Isagoo wareysi siinayay Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo wasiirka garsoorka iyo Cadaalada Maamulka Koonfur Galbeed sheekh Xasan Ibraahin Lugbur waxaa uu kaga hadley qabashadii sheekh mukhtaar Roobow’rabshadaha wali Baydhabo…









