Xildhibaan Amiin Maxamed Faarax oo ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo dhowaanahan hoowlo shaqo ugu maqnaa Magaalada Muqdisho oo dib ugu soo laabtay Baydhabo ayaa markii uu soo gaaray magaalada…
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Sedex musharax oo manta ka hor hadashay Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed
Madashii loo asteeyay in ay ka dhacdo doorashada waxaa ka bilaawaatay jeedintii khudbooyinka musharixiinta, sedex musharax ayaana u matlanayd in ay jeediyaan khudbado. Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka ahna sii hayaha…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
Akhriso:-Maxaa ka soo baxay Kulankii Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa Kuxigeen
Baydhabo Somaliya{WMN}- Guddi isku xilqaamay xalinta khilaafka Guddoonka Baarlamaanka ayaa sheegaya in is afgarad laga gaaray kala aragti duwanaanti ka dhex jirtay Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa kuxigeen. Xildhibaan C/rashiid Maxamed…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: December 17th, 2018 by…
Dhageyso:-C/raxmaan C/shakuur “Waxaa la is hor-taagay baroor diiqdii Xisbiga Wadajir ku xusi lahaa dadkii lagu laayay weerarkii 17 December”
Baydhabo Somaliya{WMN}-Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa ka hadlay tallaabadii maanta Ciidamada ammaanka ay ku hor-istaageen in Xisbigiisa uu qabto munaasabad baroor diiq ah oo ku aadan sanad-guuradii koowaad ee ka soo…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…









