Baydhabo Somaliya{WMN}-Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ku dhawaaqay howlgal cusub oo ka dhan ah Al-Shabaab, kaasoo laga fulinayo Jubooyinka, Gedo, Baay, Shaboolooyinka, Hiiraan iyo gobollada kale ee ku teedsan…
WARARKA MAANTA
Akhriso:- Nin Ku ee deeysa naa Weerar Ka Dhacay Faransiiska ayaa Lagu Qabtay Jabuuti
Baydhabo Somaliya{WMN}- Saraakiisha Ammaanka ee dalalka Jabuuti iyo Faransiiska ayaa xaqiijiyey in Jimcihii la soo dhaafay Jabuuti lagu qabtay nin haysta dhalashadda Faransiiska oo lagu magacaabo Peter Sherif, laguna naanayso Abu…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Xildhibaan Khadiija Kuweyd oo ka mid ah Baarlamaanka Jubbaland oo ku sugan Magalada Muqdisho ayaa sheegtay inay Magalada Kismaayo igasoo carartay dhibaatooyin ay kala kulantay Madaxda Dowlad Goboleedka…
Akhriso+Sawiro:-Madaxweynaha Koonfur Galbeexd oo kulan qado sharaf soo dhaweyn ah la qaatay Xildhibaanda labada aqakl Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Odayaasha Golaha Malaaqyada Koonfur Galbeed.
Kulankani ayaa ahaa mid ay isku arakayeen Odayaasha dhaqanka Xildhibaanada labada aqal ee federaalka Soomaaliya ku matalaya KGS, Odayaasha Golaha Malaayada Koonfur Galbeed iyo madaxweynaha dhowaan la doortay KG Cabdi…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: December 23rd, 2018 by…
AKhriso+Sawiro:-Wadooyin muhiim ahaa oo la dayactirey iyo kuwo wali shaqo ka socoto
Baydhabo Somaliya{WMN}-Magaalada Baydhabo oo xarun KMG u ah maamulka koonfur galbeed,waxaa ka socd horumar balaaran oo dhankasta leh,gaar ahaana marka aan ka hadleyno dhanka wadooyinka heer ayaa laga gaarey. Wadooyinka…
Akhriso:-Cabdiraxmaan Cabdishakuur Al-shabaab ka darran ayaa ka soo muuqata Soomaaliya
Baydhabo Somaliya{WMN}- Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay Xaaladda Soomaaliya maanta ay ku sugan tahay iyo waliba Arrimaha ku aadan Isdhexgalka dowladdaha…
Baydhabo (WR)- Madaxeeynaha Cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xadan Maxamed(laftagareen) ayaa Maanta Magalada Baydhabo kulan sagootin ah ugu sameeyey Vikram Parekh madaxii hore UNSOM ee Magaalada Baydhabo. Kulanka waxaa…










