Fahfaahino dheeri ah ayaa laga helayaa qaraxyo ka dhacay magaaladda Baydhabo ee xarunta KMG maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha amniga. Ugu horeyn, qarax Miino oo lala…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
Akhriso:-Hay’adda Caalamiga ah ee ICG oo K/Galbeed: Madaxweyne la Caleemo-saaray iyo Xiisad Holacday
Somaliya{WMN}-Hay’adda Ka-hortagga Xasaradaha Caalamiga ee ICG ayaa warbixin dheer ka qortay doorashadii dhowaan ka dhacday magaalada Baydhabo iyadoo warbixintana cinwaan ugaga dhigtey “K/Galbeed: Baydhabo Madaxweyne la caleemo-saaray iyo Xiisad Holacday”.…
Dhageyso+Sawiro:-Madaxweynaha DGKGS Mudan C/Casiis xasan Mohamed Lafta gareen ayaa Maanta Si rasmi ah u la wareegay Xilka Madaxweynimo
Baydhabo Somaliya{WMN}-Kullan ay goob joog ay ka haayeen Mas’uulyiin kala duwan oo ugu horeeyo Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur galbeed soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Shariif Sheekhuna Maye iyo Xildhibaano ka wada tirsan Baarlamanka…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Somaliya{WMN}- Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta doortay Guddoon cusub, kaddib markii laga saaray xubnihii Guddoonka guddigaas. Kulan xubnaha Guddiga ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa waxaa…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: December 26th, 2018 by…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
Akhriso:-Koox Bastoolado ku hubeysan oo Dilal ka kala geystey magaalooyinka Afgooye iyo Boosaaso
Somaliya{WMN}-Koox Bastoolado ku hubeysan ayaa ku diley magaalooyinka Afgooye iyo Boosaaso askar iyo haweeney rayid ah kadibna baxsaday. Goobjoogayaal ayaa saxaafada u sheegay in saddex askari oo canshuur ka aruurinayay…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warka Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Shukri Ismaaciil [Bidhan] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…







