Baydhabo Somaliya{WMN}- Mogadishu, 14 December 2018 – The following international partners* (listed below) are concerned about the recent events in South West State. We extend our deepest condolences for the death…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
Dhageyso:-Gudoomiye Mursal oo Sharci daro ku tilmaamay Xariga loo geestay Musharax Roobow.
Baydhabo Somaliya{WMN}- Gudoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdi raxmaanoo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka hadlay xaaladasiyaasadeed ee xiligan ka taagan…
Dhageyso:-Feysal Cali Waraabe oo Cambaareeyay Xariga Muqtaar Roobow Kuna Baaqay Nabada
Baydhabo Somaliya{WMN}- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Soomaaliland ee UCID Eng,Feysal Cali Waraabe ayaa marka hore waxa uu cambaareeyay banaanbaxyada rabshadaha wata ee labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacayay Magalada…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Sida ku qoran jadwala ay soo saareen gudiga doorashada beri oo axad ah waa maalintii ugu horaysay qudbad jeedinta Musharixiinta u tartamaysa doorashada madaxweyninimada Dowlad Goboleedka KGS. Mana…
Dhageyso+Sawiro:-Ciimada Amaanka Koonfur galbeed oo kala kaxeeyay dibadbaxayaashii ku banana baxaayay wadooyinka Baydhabo labadii maalmood ee la soo dhaafay.
Baydhabo Somaliya{WMN}-Inta la ogyahay hal qof oo dhalinyaro ah ayaa ku dhintay hoowlgalkii ay ciidamada amaanka ka sameeyeen magaalada Baydhabo. Waxaa ka hadlay hoowlgalkii ciidamada taliyayaasha ciidanka booliska iyo militeriga,…
Kulankii xildh. taagersan Farmaajo oo dhaafi waayay 78 iyo Farmaajo ay la soo daristay cabsi hor leh
Waxaa maanta ku shiray magaalada Muqadisho xildhibaano isku tilmaamay in ay yihiin aqlabiyada Baarlamaanka kuwaas oo taageersan Madaxweyne Farmaajo. Kulankaan oo laga soo abaabulay xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa ujeedadiisu ahayd…
DEG DEG: Wasiir ka tirsan xukuumadda Kheyre oo isku casilay xiisadda Koonfur Galbeed
Wasiirka howlaha guud iyo guryeynta xukuumadda ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, Cabdifataax Ibraahim Geesey ayaa goor-dhow ku dhawaaqay inuu xilkiisa iska casilay. Geesey oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho…
Wasiirka howlaha guud iyo guryeynta xukuumadda ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, Cabdifataax Ibraahim Geesey ayaa goor-dhow ku dhawaaqay inuu xilkiisa iska casilay. Geesey oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho…
Mahad Salaad: 5 arrimood ayaa iga soo jiitay shirkii xildhibaanada taageeray madaxweyne FARMAAJO
Xildhibaan Mahad Salaad ayaa jawaab ka bixiyey kulankii shalay ay Muqdisho ku yeesheen xildhibaanada taageersan madaxweynaha ee isku magacaabay “Xildhibaanada aqlabiyadda.” Qoraal uu Mahad Salaad soo dhigay bartiisa facebook, hoos…









