Baydhabo Somaliya{WMN}-Hay’ada Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn MSF ayaa sheegtay in lagu qasbay in ay joojiso howlgaladii ay ku badbaadinaysay dadka tahriibayaasha ah ee badda Mediterraneanta. MSF ayaa ku eedeysay qaar…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageyso:-Warka fiidnimo…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: December 8th, 2018 by…
Akhriro:-Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee La-dagaallanka Musuq-maasuqa awgeed, ayaa Ergeyga QM wuxuu hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo sarreynta sharciga ee Soomaaliya
Iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee La-dagaallanka Musuq-maasuqa, ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya wuxuu maanta hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay talinta…
Akhriso:-Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo Mooshika laga soo gudbiyay
Baydhabo Somaliya{WMN}- Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federalka oo ka gudbiyay mooshin Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa qodobada ay ku eedeynayaan waxaa kamid ah inuu ku xadgudbay dastuurka gaar…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: December 9th, 2018 by…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Xildhibaanada Mooshinka xil ka qaadista ka keenay Madaxweyne Farmaajo oo ku shiray Xarunta Villa Hargeysa ayaa baaq culus soo saaray. Xildhibaanada ayaa Madaxweyne Farmaajo ugu baaqay labo qodobo,…










