Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa isku shaandheyn waxa uu ku sameeyay qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada, waxaana xilalka loo kala badalay dhoor wasaaradood . Isku Shaandheynta…
WARARKA MAANTA
gudoomiyaha degmada qansaxhdeere ee gobolka baay ayaa waxaa uu ka hadlay caafimaad darida ka jirta degmada iyo waxbarashada HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA GUDOOMIYAHA DEGMADA QANSAXDHEERE AADAN cABDI QOOQANE Dhageyso:Wareysi Gudoomiyaha…
Boqolaal ka tirsan dhalinyarada ka shqeysa bajaajka ayaa isugu soo baxay wadooyinka qaar ee magaalada baydhabo,kadib markii sida ay sheegeen maamulka iyo saraakisha ciidanka ay ku amreen iney shaqada joojiyaan,islamarlaama…
Dhageyso:- Wararkii Cawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
Waxaad ka dhageysaneysaan wararkii ugu xiisaha badnaa ee soomaaliya waxaana diirada ku saareyna wararka deeganada koonfurgalbeed soomaaliya Waxaad ka dhageysaneysaan wararkii ugu xiisaha badnaa ee soomaaliya waxaana diirada ku saareyna…
Dhageyso:-waxa garad iyo oqoonyahanada iyo wax garadka rere afgooye shir jaraid kuyeeshay afgooye kagana hadleen xaalada isbitaalka degmadaasi>>
Baydhabo(WKGS) waxa garad iyo oqoonyahanada iyo wax garadka rere afgooye shir jaraid kuyeeshay afgooye kagana hadleen xaalada isbitaalka degmadaasi ka hadlay Dhibaatada ka jirta isbitalaka afgooye ay ku abaarayey hayadaha…
