nta la xaqiijiyay 5 qof ayaa dhimatay ka dib markii Koox hubeysan ay weerar ku qaadeen dad Shacab ah oo ku sugnaa Suuqa Kaawo Godey ee degmada Wadajir. Ku dhawaad…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni Fidnimo ee Idaacada Warsan wariye Maxamud [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada…
. Akhriso:-Madaxweyne Farmaajo oo garay deegaanka Sabiib oo katirsan Afgooye
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta safar lama filaan ah ku tagay deegaanka Sabiib ee duleedka Afgooye, halkaasoo todobaadyo ka hor la wareegeen ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan…
Dhgeyso+Sawiro:-Dufcadii 15aad eek a qalin jabisay iskuulka Model oo loo sameeyay Xaflad sagootin ah.
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Iyadoo xafladdana uu ka soo qaybgalay aasaasihii iskuulada nadaamiga ah ee heerkiisu gaarsiisanyahay dugsiga sare Shariif Maxamed Cabdulaahi oo ah hadda xubin ka tirsan golaha shacabka Federaalka Soomaaliya. Ardayda…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Cabdulahi Nur Aadan waxaa soo jeedin dono isla Wariye C/lahi Nur Adan [Jaceelooow] dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: April…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Cabdi kariin [Jakarta] waxaa soo jeedin dono Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: April…
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galaya Shir Madaxeed ku saabsan xaaladaha dalalka Suudaan iyo Liibiya ayaa la kulmay Madaxweynaha Dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi.…









