Kusimaha Waziirka wazaaradda tamarta iyo khayraadka biyaha ahna waziir ku xigeenka wazaaradda Abdullahi Isack Moalim Iyo Masuliyiin Kasocota Hey’adda Acted ayaa maanta booqday xarumo dhawaan La rabo in Laga Hergeliyo…
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Madaxweynaha dalka Raashiya,oo soo saaray 2 Wareegto uu ku soo magacaabay Danjire ee Raashiya wakiilka uga noqon doona dalalka Somalia iyo Jabuuti
Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Sida aan ka soo xiganay Shabakadda Macluumaadka Qaanuuniga ee dalkaasi waxaa Danjiraha cusub lagu magacaabaa Mikaa’iil Al-yaksifiish Golofanoof Isla Wareegtadaas, waxaa DanjireMikaa’iil Al-yaksifiish Golofanoof sidoo kale loo soo magacaabay xilka…
Akhriso:-Labo Safiir Somali u fadhiyay dalalka Hindiya iyo Switzerland oo la isku dhafay
Baydhabo Somaliya{WMN}-Ilo wareedyo ku dhow dhow Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa u xaqiijiyay Jowhar.com in la isku bedelay Safiiraddii dowladda Soomaaliya u fadhiyay dalalka Switzerland iyo Hindiya oo labaduba ahaa…
Akhriso:-Eng Cabdiraxmaan Yariisoow oo ka hadlayay caqabadaha ka jira sugida Amniga magaalada Muqdisho.
Baydhabo Somaliya{WMN}-Guddoomiyaha maamulka ahna Duqa Muqdisho gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo ka hadlayay caqabadaha ka jira sugida Amniga magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhibaatada ugu weyn ee…
Akhriso:-Safiirka Mareykanka oo kula kulmay Nairobiya Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland iyo Galmudug
Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug ayaa maanta Nairobi wadajir kula kulmay Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto. Sida ay sheegayaan wararka kulankan ayaa waxaa looga…
Dhageyso+Sawiro:-Bandhiga Ganacsiga Ganacsatada yar yar ay Maalgaliso Hay’ada SOS oo kaashaneysa Wasaarada Ganacsiga KGS oo Baydhabo ka Dhacay .
Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Waxaa ay sameeyeen horumar dhanka ganacsiga ah kadib markii hay’adda SOS u samaysay mashruuc loogu magac daray barnaamiska xoojinta Qooysaska danta yar, kaasoo socday muddo sedex sano ah. Mudadaasi…










