Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboledka koonfur galbeed somali mudane Cabdicasiis Xanan Maxamed iyo wafdi kasocday wasaaradda Arimaha dibadda xukumada fidiralka ayaa xarig jaray xafiiska Qunsuliyadaha somaliya ee laanta socdalka iyo jinsiyadaha…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo Ka Wada Hadlay Horumarinta Caasimadda
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Kharye oo maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta maamulka gobalka Banaadir, ayaa kulan la qaatay guddoomiye Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish)…
SAWIRO: Masuulin Katirsan Wasaarada Arimaha Gudaha Dowladaha hoose iyo Dib-u-heshiisiyiinta maamulka KG oo baydhabo dib ugu soo labteen.
Baydhabo(WMN)Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladaha hoose iyo Dib-u-heshiisiyiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Maxamed Abbuukar ayaa Maanta dib ugu soo laabtey Magaalada Baydhabo ka dib Markii Magaalada Garoowe uga qeyb…
SAWIRO:Wasaaradda boostada isgaarsinta iyo Teknoolajiyada Dowladda KG Oo la kulantey Shirkadaha isgaarsinta Magaalada Baydhawo.
Baydhabo(WMN)Kulanka joogtada ahaa ee Wasaraadda Postada, Isgaarsinta iyo Tiknolojiyadda iyo Shirkadaha isgaarsinta Magaaladda baydhawo ayaa waxaa maanta Shir Gadoomiyey Wasiirka Wasaarada Boostada isgaarsinta iyo Teknoolajiyada Dowladda Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane…









