Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Dowlad Gobleedka KGS ayaa waxaa Tababr ufurtey qaar kamid Shaqqalaha Wasaaradda Shaqada kaasoo oo soconeeyaa mudo afar maalin ah. Qorshahan ayaa ah mid lagu…
WARARKA MAANTA
Akhriso+:-Masuulin ka tirsan W/caafimaadka kg oo kormereen MCH kuyaala xafada wadajir
Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Wasiir Ku xigeenka wasaarada caafimaadka ahna kusimaha wasiirka ayaa maanta kormeer Ku tagey mid kamid ah MCH_yada Ku yaala xaafada wadajir ee magaalada baydhabo. Ujeedada kormeerka MCH_ka ayaa…
Akhriso+Sawieo:-Wijigii labaad oo galay shirkii looga hadlaayay tamarta dalka.
Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Waxaa maalintii Labaad Qabsoomay Shirka Watashiga siyaasada Tamarta oo ay soo qabanqabisay Wasaarada Tamarta Iyo Khayraadka Biyaha Dowlada Federaalkaa somaliy . Waxaana Kulanka Wajigiisa labaad Maanta Looga Dooday Laguna…
Baydhabo Somaaliya-{WMN}- Maamulka degmada xudur ayaa bilaabay olole nadaafadeed kaas oo lagu nadiifinaayo wasaqda iyo qashinka wadooyinka waaweyn iyo xaafadaha magaalada, si loogu hortago cudurada faafa ee ka dhashan kara…
Akhriso+Sawir:-Wasaarada boostada isgaarsinta iyo Teknoolajiyada Kgs Oo manta la kulantey Maamuliyaasha Jaamacadaha Ku yaala Baydhabo,
Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Kulanka manta Wasaarada Boostada isgaarsinta iyo Teknoolajiyada Dowladda Koonfur galbeed Somaliya ay la yeelatey Maamuliyaasha Jaamacadaha Ku yaala Magaalada Baydhabo, ayaa waxaa diirada lagu saaraayey sidii Kor looga qaadi…
Madaxweynaha Dowlad K/Galbeed oo kulan la qaatay Wasiiru-Dowlaha Britain u Qaabilsan Arrimaha Afrika oo maanta soo gaaray magaalada baydhowa.
Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen Ayaa Daahfurey Xarun loogu Talagalay inay Tawabar ku Qaataan Ciidanka Xooga Dalka Qeybta 60aad Taasi oona ay…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Akhriso:-Galmudug oo ka hor-timid in Ciidamo AMISOM la keeno deegaanada Galmudug
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-War murtiyeed ka soo baxay Golaha Sare Ahlusuna Wal Jameeca, kuna saxiixnaa Hoggaamiyahooda Macalin Maxamuud ayaa looga soo horjeestay in Ciidamo AMISOM iyo Ciidamo Soomaaliyeed in la keeno deegaanada…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Isly dohowmeeng dathoow isly dohowneeng, wali haaytaay hees hees dhaafty miry, keer, muustiky ii e dintibby isky fuugsity, mayaanghtiyee lilily darjhiighothaaw, wadani waltareengh e dadsheey ii dalsheey inghduuphing bedengsheey…










