Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa sheegay in doorashada Madaxweynaha Jubbaland la qaban doono waqtigii la qorsheeyay oo aan dib loo dhigi doonin, kaddib warqad loo diray Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Gababnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud [Gaabshaa] hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka Galab nimo ee Idaacada…
Baydhabo Somaaliya-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Akhriso:-Beesha Caalamka soo jeedin teda ayaa maanta Gudiga Doorashada Jubbaland Fuliyeen
Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Guddoonka cusub ee Baarlamaanka labaad ee Jubbaland iyo Guddiga Doorashada ayaa isku raacay in Baarlamaanka lagu wareejiyo hoggaaminta Howsha doorashada Madaxweynaha. War saxaafadeed ka soo baxay guddiga ayaa lagu…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Gababnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud [Gaabshaa] hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Akhriso:-Dowladda oo Xoreyneysa Deegaannada Ku Teedsan Xeebaha Galmudug Si Loo Hubiyo Fulinta Mashaariicda Horumarineed
Wasiirka amniga gudaha XFS mudane Maxamed Abuukar Islaaw oo uu wehliyo wasiirka arrimaha gudaha, dib-u-heshiisiinta iyo federaalka, ayaa duleedka magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay Taliska qaybta 21-aad, guddiga amniga caasimadda…
Akhriso:-kulan ay lahaayeen Golaha Ammaanka oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya
Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Waxaa ka socda magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay kulan ay leeyihiin Golaha Ammaanka, kaasoo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya, iyadoo kulankaasna uu ka qeybgalayo safiirka Soomaaliya u…








