Weerar Ku bilowdey Gaadiid Wax yaabaha Qarxa laga soo buuxiyey ayaa saakey lagu Qaadey Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose . Qaraxyada Waxaa xigey Dagaal toos ah oo alshabaab ay…
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo
Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo, iyagoo wada dadaaladii u dambeeyay ee xal looga gaarayo xiisada siyaasadeed…
aydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga bogan doontaan Wareysiyo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Soona Jeedin doono Wariye C/Rashiid Rashka Cabdi Dhageysi Wacan . DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA…
shirkan oo looga arinsanaayey tayeenta iyo taakuleynta adeega isgaarsiinta dalka oo maalmahan ka socodey magaalada baydhabo ayaa waxaa gabagabafiisa ka sooqeybgaley gudoomiyaha golaha wakiilada koonfur galbeed waxaa sidookale goobjoog ahaa…
Dhageyso+Sawiro:-Gudigii dhawaan magacaabay madaxweynaha maamulka koonfur galbeed magaacay oo soo bandhigay hordhaca baaritaanka dilalkii ka dhacay Baydhawa 9kii bishan.
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Gudigagan dhowaan Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdiasiis Xasan Maxamed Laftagareen uu u xil saarey baaritaanka dilalkii Baydhabo ka dhacay sagaalkii bishan ayaa maanta shir jaraa,id uu ku qabtay Magaalada Baydhabo…
Dhageyso:-Xildhibaan Maxamed C/qaadir Cade oo waraysi gaar ah siiyey Idaacada Warsan ayaa kawar bixiyey xalada Degmada diinsoor.
Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Xildhibaan Maxamed C/qaadir Cade oo waraysi gaar ah siiyey Idaacada Warsan ayaa kawar bixiyey xalada Degmada diinsoor ee Gobolka Baay isagoona sheegay in aysan gorgorton ka galaynin maaamulka degmada…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…









