Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
WARARKA MAANTA
Akhriso:-qarax loo dhigay xoghayihii hore ee Gobalka Banaadir oo ku Geeriyooday
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Xoghayihii hore ee Maamulka Gobolka Banaadir Amiin Sheekh Cilmi ayaa ku geeriyooday qarax loogu xiray gaarigiisa, xilli uu marayay agagaarka Isgoyska KM4. Qaraxan ayaa ahaa nuuca baabuurta lagu xiro,…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Dhageyso+Sawiro:-Xabsiga ugu weyn ee KG oo laga hirgalin doono magalada baydhabo
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Wufuudan ka kala Socday Wasaaradaha Cadaalada iyo maaliyada DFS Islamarkaasna uu hogaaminayey Wasiirka Wasaarada Cadalada iyo Garsoorka Dowlada federaalka Somaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa Manta soo gaaray Magaalada Baydhabo…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Baydhabo Somaaliya-{WMN}- Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo kormeeray Xafiisyada D/Hoose Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa kormeer ku tagey xafiisyada kala duwan ee ku…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa shaaca ka qaaday in xubin sare oo ka tirsan Warbaahinta Al-Shabaab lagu qabtay howlgal laga sameeyay degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho. NISA ayaa…
Akhriso:-Xukuumadda oo Taageertay Go’aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ay Ka Qaadatay Doorashooyinkii Jubaland Ee Baal Marsanaa Habraaca Doorashooyinka
Golaha Wasiirraada Xukuumadda Federaalka ayaa taageeray go’aankii Wasaaradda arrimaha Gudaha ee 22kii bishan Agoosto ay ku caddeysay inaysan oqoonsaneyn natiijooyinkii kasoo baxay doorashooyinkii aan loo marin habraaca saxda ah ee…








