Baydhabo(WMN) Gudoomiyaha BFS, iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti ayaa soo gaaray Baydhabo. Waxaana Garoonka diyaaradha Shaati-gaduud ku soo dhaweeyey madaxweynaha , Gudoomiyaha iyo qaar ka tirsan xubnaha labada gole ee Baarlamaanka…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Koonfur Galbeed oo qayb ka ahaayen Guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti iyo xildhibaanada labada Dal ayaa maanta gaaray Beeraha duleedka magaalada…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamed Nuur {Banooda} Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rash…
Akriso:-SJS oo xusuusineysa wariyaasha inay muujiyaan dhex-dhexaadnimo iyo masuuliyad xilliga doorashooyinka
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu xusuusinayaa wariyaasha Soomaaliyeed inay ku dedaalaan dhex-dhexaadnimo iyo masuuliyad xilliga ay dhacayaan doorashooyinka dalka ka qabsoomi doona, ayna ka baaqsadaan hawlaha waxyeeli kara bed-qabka wariyaasha.…
Akhriso:-Cali Maxamed Geedi oo maanta Muqdisho xarriga uga jaray xarunta dhexe ee Xisbigiisa uu hoggaamiyo
Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay munaasabad xarriga looga jarayay xarunta dhexe ee Xisbiga Wadaniga Soomaaliyeed, kaasoo uu Hoggaamiyeheeda ugu sareeya yahay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rash…








