Cabdinaasir Caalim Ibraahim, waa Gudoomiyaha Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Waxaa uu Idaacada Warsan uga warbixiyey shir u soo idlaadey Gudoomiyaasha Degmooyinka KGS, oo Garwadeen ka aheyd Wasaarada Arimaha…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray oo soo jeedin doono Wariye Maxamed Nuur Maxamed Cabdulahi (Faransa) DHAGEEYSO:-WARKA FIIDNIMO EE IDAACADA WARSAN. was last modified: October 10th, 2019…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rash…
Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka ee 12-ka Oktoobar. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay…
Akhriso+Sawiro:-Kismaayo oo Maanta markale lagu caleema saaray Axmed madoowe
Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta lagu Caleemo saaray Munaasabad weyn oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin kala duwan iyo boqolaal dadweynaha ree Jubbaland ah.…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rash…









