Muqdisho, Talaado, October 15, 2019—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeeray Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka Banaadir oo dowladdu ay dib ula wareegtay horraantii sannadkaan si uu…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud Cali hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Maxamud [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rash…
Akhriso:-Booliska Puntland oo Xafiiska RTN TV Garowe, una hanjabay weriyaasha telefishanka
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu ugu baaqayaa maamulka Puntland inay joojiyaan hanjabadaadda iyo cagajugleynta ka dhanka suxufiyiinta RTN TV ee Garowe, isla markaana baaris ku sameeyaan saraakiisha booliska ee weerarka…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamed Nuur {Banooda} Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rash…
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Washington Uga Qeyb Galaya Shirka Sannadlaha Ah ee Bangiga Iyo Hey’adda Lacagta Adduunka
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa safar shaqo ugu baxay magaalada Washington ee dalka Maraykanka oo uu uga qayb gelayo shirka sannadlaha ah ee Bangiga adduunka…
Akhriso+Sawiro:-Maamulka Cusub Ee Degmada Baydhabo Oo Manta Kulan looga hadlaayey Aminga Degmada La qaatey Gadoomiyaasha Xafadaha Magaalada Baydhabo.
Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Kulanka Oo ahaa mid looga hadlaayey Amniga iyo Xasiloonida Guud ahaan Degmada Baydhabo,ayaa waxaa lagu Qabtey Xarunta Dowlada Hoose ee degmada baydhabo, Waxaa ka soo qeyb galey Gadoomiyaha Maamulka…
Dhageyso+Sawiro:-Dood ku saabsan qabyaaladda iyo faquuqa ayaa ka baxday Idaacadda Warsan.
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Doodani ayaa ahad mid ku saabsan qabyaaladda iyo sida ay bulshada deegaanka saamayn ugu yeelatay dhan walba ee no;oshooda sida siyaasadda, waxbarashada, dhaqanka iyo guurka. Waxaa ka qaybqaadanayey dooda.…








