Baydhabo(WMN)_Si xal looga gaaro dhibaatooyinka ka dhashaan is qabqabsiga dhuulalka oo mudooyinkaani ay kusoo badteen Degmada Baydhabo ayaa gudoomiye kuxigeenka maamulka iyo maaliyada baydhabo Yuusuf Barre Maxamed oo shir jaraa’id…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilaal Hilaal Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Dhageyso: Wasiirka wasaaradda warfaafinta kgs oo maaanta Baydhabo tababar uga furey qaar kamid ah wariyaasha ka howlgaa deegaanada kgs.
Baydhabo(WMN)_Wasaarada warfaafinta iyo wacyi-galinta koonfur galbeed ayaa waxaa maanta magalada baydhabo tababar ugu furta qaar kamid ah wariyaasha ka howlgalaan gobolada baay’ bakool iyo shabeelaha hoose. Tababarkaan ayaa waxaa soo…
Dhageyso: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Daahfurey Buugagta Manhajka Cusub ee Dugsiyada Hoose iyo Dhex.
Baydhabo-(WMN)-Munaasabad lagu dahfuraayay qeybinta bugaagta cusub manhajka dugsiyada hoose iyo dhaxe ay soo qab qaabisay wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa waxaa manta magalada baydhabo…
Baydhabo(WMN)_Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa waxaa sheegay in qodabadii uu kaga hadlay musharax namadiisa olalihiisa doorashada kg in uu wax badan uu…










