Geneva, Arbaco, Deseembar 18, 2019—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo agaasimaha cusub ee qeybta maamulka Bangiga adduunka, Axel van Trotsenburg, ayaa kulan ku yeeshay magaalada Geneva ee dalka…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: December…
Baydhabo(WMN)_G.maxamed sheekh c/laahi oo shir jiraa,id ku qabtey xaruunta taliska qeybta 60aad ee ciidanka xooga dalka somaliyeed ee magaalada baydhabo ayaa waxaa uu amaro duldhigey saraakiisha iyo askarta katirsan ciidanka…
Muqdisho(WMN)_Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahan Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka hadlay Arrimaha Doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan 2020/2021. Isaga oo sii wareysi…
Kismaanyo(WMN)_Waxaa la soo gaba-gabeeyay shirkii wasiirada maaliyadda dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah oo Maanta Kismaayo uga socday iyadoo wasiiradu ku heshiiyeen sii xoojinta dib-u-habaynta nidaamka maaliyadda iyo kobcinta…
Sawiro: Gudoomiyaha Barlamaanka KGS Oo ka qeyb galay Munaasabad lagu Xusayay 76 sano guuradii ka soo wareegatey aas aaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Oo maanta Baydhabo lagu qabtey.
Baydhabo(WMN)_Magaalada Baydhabo ayaa manta lagu qabtey Munaasabad lagu daabaal dageyo Xuska Sanadguuradii 76-aad ee ka soo wareegatey Aas aska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ,waxana Ciidamada Booliska gaada ka cayaar kusoo mareen…









