Muqdisho, Khamiis, Deseembar 12, 2019— Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo dhoweeyay heshiiska dhex maray dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca (AWSJ). Heshiiska oo ku yimid wada…
WARARKA MAANTA
Baydhabo(WMN)-Kulankan muhiimadiisu ahaa katashiga Soo Xulista Xildhibaanada Barlamanka 2aad ee Koonfur Galbeed ee Manta Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen uu la qaatay Odeyaasha Dhaqanka…
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dooxa
Dooxa, Jimce, Deseembar 13, 2019— Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta dalka ka dhoofay ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Dooxa ee xarunta dalka Qatar. Ra’iisul…
Sawiro: Wasaaradda Haweenka KG Oo Baydhabo Kusoo Dhaweysay Wasaaradda Armaha Dibada Filand Iyo Hey’ada FCA
Baydhabo(WMN)_Wafdi Ka Socday wasaarada Armaha Dibada Filand Iyo Hey’ada FCA ayaa Manta Booqasho ku Yimid Xafiiska Wasaarada Haweenka Arimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed, wafdiga ayaa La…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Akhriso:-Shir ka dhacay Moqdisho oo looga hadlaayey Xaalada Gobalka Shabeelaha hoose Gaar ahaan Degmada Afgooye Sidii Deeq wax loo Gaarsin lahaa
Baydhabo [WMN}-Shirkan ayaa waxaa looga hadlaayey Xaalada Guud ee Gobalka shabeelaha Hoose gaar ahaan Degmada Afgooye ayaa waxaa uu udhaxeeyey Gaar kamid ah Golaha wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










