Dooxa, Axad, Deseembar 15, 2019—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa khudbad ka jeediyay madasha 19-aad ee Dooxa Ra’iisul Wasaaraha ayaa Khudbadiisa uga hadlay dowrka ganacsatada ee badbaadinta bulshada…
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Geneva Uga Qeyb Gelaya Madasha Qaxootiga Adduunka
Geneva, Isniin, Deseembar 16, 2019—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo kasoo dhoofay dalka Qatar, ayaa soo gaaray magaalada Geneva ee dalka Switzerland, oo uu uga qayb gelayo madasha…
Dhageyso:-Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka oo su’aalo uga jawaabay Xildhibaanada Baarlamaanka
Baydhabo Somaliya-{WMN]- Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Janaraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta ka jawaabay su’aalo ay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliyeed weydiiyeen. Su’aalaha ay weydiiyeen xildhibaanada ayaa waxaa ka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
African Union, European Union, Intergovernmental Authority on Development and United Nations hold Consultations In Kismayo
Kismayo, 17 December 2019 – Representatives of the African Union, European Union, Intergovernmental Authority on Development, and United Nations visited Jubaland today in the third of a series of consultative meetings…
Baydhabo-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah ayaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Maxamed C/raxman (Maleele)…
SJS condemns vicious online attack and misinformation campaign on its network, warns those involved
MOGADISHU, Somalia, 17 December, 2019 – Somali Journalists Syndicate (SJS) is concerned about vicious online attacks and misinformation campaign used in various platforms which contained malware and spyware content in…









