Baydhabo(WMN)_Wasaarada Haweenka Arimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Somalia Iyo UNSOM Ayaa Manta Maalinta Caalamiga Ah Ee Xaquuqda Aadanaha Ku Xusay Xaruunta UNka Ku Leeyihiin Magalada Baydhabo…
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka awgeed, ayaa ergeyga QM wuxuu ugu baaqay dhalinyarada Soomaaliyeed inay sii amba-qaadaan horumarka
Muqdisho, 10 Disembar 2019 – Munaasabadda Maalinta Xuquuqul Insaanka awgeed, ayaa ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya wuxuu maanta ugu baaqay dhalinyarada dalka inay sii amba-qaadaan horumarka la gaaray ilaa iyo…
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Cabdi Naasir Mayow [Waay not] Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: December…
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: December 11th, 2019…
Muqdisho, Soomaaliya, 11 Disembar, 2019 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu cambaareynayaa tacaddiyada kala duwan ee loo geystay suxufiyiin kala jooga magaalooyinka Muqdisho, Jowhar iyo Laascaanood kuwaasoo laga hor istaagay shaqadooda,…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya…
Akhriso:-Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka Soomaaliyeed
Muqdisho, Khamiis, Deseembar 12, 2019— Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen hindise-sharciyeedka difaaca qaranka Soomaaliyeed oo golaha usoo gudbisay…







