Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Bilaal Hilaal Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 07/12/2019 was last modified: December 7th,…
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Prof. Jawaari oo fariin udiray Barlamaanka somaaliya oo ku saabsan Doorashada iyo mudokordhinta
Baydhabo Somaliya-{WMN]- Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ka tirsan golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Baarlamaankan uu sii shaqeynayo inta laga soo dhisayo Baarlamaanka 11-aad ee soo…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya…
Sawiro: Dhalinyarada Baydhabo Oo Tageeray Awamiirtii Kasoo Baxday Gudoomiyaha Degmada Baydhabo.
Baydhabo(WMN)_Kulan Wayn oo Lagu Taagerayay Go’aanadii Dhawaan Ka Soo Baxay Maamulka Degmada Baydhabo ee UQeeemidda Shaqaalaysiinta Dadka Degaanka Ayaa Maanta Magaalada Baydhbao Waxaa Soo Qabanqaabiyay Dhalinyarada Degmada Baydhaho Iyo Kan…
Akhriso+Sawiro:-Waddooyinka Magalada Baydhabo oo Maanta Kormeeray ku sameyen Muumulka Gobolka Baay.
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Ka dib Markii Waddoyinka Magaalada Baydhabo Saameeyn ku yeeshay Roobabkii ka da’ay Guud ahaan Soomaaliya ayaa wasaraadda howlaha Guud iyo dib udhiska Dowlad Goboleedka Kgs iyadoo Fulineysa Amarka Madaxweynaha…
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: December…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya…
Sawiro: Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga Hormarinta Dhaqaalaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Axmed Madoowe Nuunow Maxamed ayaa Daahfurey Shirka Wadatashiga Qorista Qorshaha Hormarinta KG
Baydhabo(WMN)_Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga Hormarinta Dhaqaalaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Axmed Madoowe Nuunow Maxamed ayaa Daahfurey Shirka Wadatashiga Qorista Qorshaha Hormarinta Koonfur Galbeed kaasi oo Muhiimadiisu ay tahay Hormarinta…
Sawiro: Tababarka ka jawaabida Maamul ee u qareemida ka qeybgalka Dumarka maanta Lagu Soo Xiray
Baydhabo(WMN)_Agaasimaha guud ee wasaaradda wasaaradda Arimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka soomaliyeed ee Koonfur Galbeed Mudane Mustaf Abdulahi Hassan ayaa Tababarka ka jawaabida Maamul ee u…








