Baydhabo(WMN)_Guddomiye Kuxigeenka koowaad ee Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta si rasmi ah usoo xirey Tababar Muddo Seddax Maalin ah Baydhabo ugu socdey Guddiyada Xuquuqul Insaanka Barlamanada Hiirshabeele Iyo Koonfur…
WARARKA MAANTA
DAAWO VIDEO: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka K G Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen Oo Xafiiskiisa Ku qaabiley Wafdi Ka Socdey Dowladda Finland
Baydhabo(WMN)_Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa waxaa maanta Xafiiskiisa Ku qaabiley Wafdi Ka Socdey Safaarada Finland. Waxaana qeyb ka ahaa wafdigaasi Wasaaradda arimaha dibadda…
Baydhabo Soomaaliya(WMN)_ Halkaan Ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/Raxman Cabdule (Malleele) Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim. Dhageeyso: Warka Habeenimo Ee Idaacada Warsan 03/12/…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah iyo khudbadihii Shirjaraid’yadii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa Dhamaantooda waxaa Caawa soo…
Dhageyso: Degaanka Caato Ee Gobolka Bakool Oo Todobo Carruur ah Ugu Geeriyootay Cudurka Shuban Biyoodka.
Baydhabo Somaliya-{WMN]-mudo 48 saacadood gudohood waxana dhimashada 7 caruur ah inoo xaqiijiyey Guddoomiyaha Deegaanka Caato Dubad Xasan Cali oo wareysi dhanka khadka telefoonka ah kula yeelanay isagoo ku sugan deegaanka…
Baydhabo(WMN)_Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Koonfur Galbeed Ayaa Garoonka Kubadda Cagta Baydhowa Kafurey Tartanka Kubadda Cagta Baidoa Cup Waxaana sidoo Kale Goobjoog ahaa Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Dhalinyarada,Guddiga Kubadda Cagta Baydhowa…
Baydhabo(WMN)_Xilibaan Abdirisaaq Maxamed Yuusuf (Dowla ka Dowla) oo kamid ah Golaha Wakiilada KG ayaa Maanta Deeq Dhar ah Gaarsiiyey Caruurta Baalashlayaasha Derbajiifka ah ee ku sugan Magaalada Baydhaba. Halka Hoose…
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka Habeenimo Ee Idaacada Warsan 04/12/2019 was last modified:…









