Diinsoor(WMN)_Guddomiyaha Degmada Diinsor ee Gobolka Baay Mudane Abdisalaan Xaaji Siidow ayaa Maanta Kormeer ku tagey goobaha wax barashada Degmada Diinsor sida Iskuulka weyn ee Degmadaasi. Wuxuna Maamulka Iskuulka ka dhageystay…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/raxmaan Maleele aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilaal Hilaal Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last…
Baydhabo(WMN)_Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Somaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdiga uu hugaaninayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo Ee Caasamada Kumeel gaarka ah ee Koonfur…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Webiga Shabeelle ayaa ku fatahmay qeyb ka mid ah Xaafadaha Degmada Afgoye ee Gobolka Shabbeellaha Hoose waxaana ka mid ah Xaafada Aytiro, Xaafada Baalguri, Xaafada Raqayle, iyo Xaafada Damaleey…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud cali [Gaabshaa] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Naasir Mayow [Waay not] Dhageeyso:-Warka fiidnimo…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah iyo khudbadihii Shirjaraid’yadii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa Dhamaantooda waxaa Caawa soo…
Sawiro:Mashruuc oo socon doono muddo 4 sano ah oo Wasaaradda Qorsheynta kg kafurtay magalada abaydhabo
Baydhabo(WMN)_Shir ay soo qaban qaabisey Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha uuna shir gudoominaayey wasiir Axmed Madobe Nunow ayaa maanta ku qabsoomey Baydhabo. Shirkaan oo ay ksoo qeyb galeen madax…








