Baydhabo(WMN)_Kulankaani waddada tashiga ah ayaa waxaa kaqeyb galay dhamaan agaasimiyaasha wasaaradaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaliya waxaana soo qaban qaabisay wasaarada caddaalada iyo garsoorka kg waxaa lagu qabtay magalada baydhabo.…
WARARKA MAANTA
Sawiro:Waxaa Baydhabo Lagu dahfurey Shir Looga Hadlayay dhaqaale Uruurinta iyo Horumarinta Mashaariicda Degmada Xudur Ee Gobolka Bakool .
Baydhabo(WMN)_Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS ahna Guddomiyaha Baarlamanka KGS Mudane Abdulkadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa Si rasmi ah Baydhabo ugu Daha Furey Shir Looga Hadlayay dhaqaale Uruurinta iyo Horumarinta Mashaariicda…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
Mogadishu, 27 November 2019–Somalia’s international partners* (listed below) welcome the recent meeting between President Mohamed Abdullahi Mohamed Farmaajo and two former Presidents, Hassan Sheikh Mohamud and Sheikh Sharif, which discussed…
Akhriso+Sawiro:-Ku dhawaad 40 wariye oo ka kala yimid Gobolada kgs oo tababar logu soo xiray Magaalada Baydhabo.
Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Towbarkan oo ay u qabatay hayada unsom ayaa lagu baranayey Tabinta wanaagsan ee arimaha Bani’aadmnimada,Doorashooyinka iyo bad baadada suxufiga Waxaana xiritaanka towbarkan ka qaybgalay wasiirka warfaafinta iyo wacyigelinta KGS…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah ayaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/Rashiid Rashka Boy…
Sawiro: Maamulka Degmada Baydhabo Oo Bulshada Ugu Baaqay In ay Kala Shaqeyaan Hormarada Degmada Baydhabo.
Baydhabo(WMN)_Gadoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo Ahna Duqa Magaaladda Mudane Xasan Macalin Axmed Biikole ayaa waxaa maanta Tababar Usoo xirey Shaqaalaha Maamulka Dowladaha hoose ee Degmada Baydhabo si aqoontooda kor loogu qaado,…
Sawiro:Kusimaha Madaxweynaha KG Oo Xafiiskiisa ku Qaabiley Wafdi uu Hogaamineyo Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya oo Baydhabo soo gaarey.
Baydhabo(WMN)_Wafdi uu hogaaminaayo Safiirka Dowladda Saweden u fadhiya Soomaaliya Ambassadir Staffan Tillander ayaa maanta Soo gaarey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay, waxana garoonka diyaaradaha Baydhabo kusoo dhaweyay , Kusimaha…










