I congratulate you Madame President on the presidency for the month of November 2019. I am honoured to report to you today on the situation in Somalia. Let me begin…
WARARKA MAANTA
Baydhabo(WMN)_21-ka Novembar waa maalin u gooniya Macalimiinta Soomaaliyeed waxaana maanta oo kale dowladdii Kacaanka ee Jaalle Maxamed Siyaad Barre dalka ka dhici jiray munaasabado waa weyn oo lagu weynaynayo ahmiyadda…
Muqdisho(WMN)_Waxaa si lama filaan ah dib loogu dhigay muxaadaro uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ku qaban rabay magaalada Muqdisho, sababtuna kuma saabsana muran shalay Khamiistii hareeyay arrimha la xiriira muxaadaradaas.…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Gababnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud Cali [Gaabshaa] hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Dhageyso:-Shirkadda Hubaal Traders Company oo xarun cusub ka furatay Baydhabo
Baydhabo Somaliya-{WMN]-Xaflad lagu daahfurayey Hubaal Traders Comapany ayaa ka dhacday Baydhabo, waxaana ka soo qeyb galay ganacsato, dhalinyaro iyo Odayaal kuwaasoo danaynayey shirkadda la daahfurayo adeegyada ay bixiso si ay…
Dhageyso:-‘’Waxaan isku fahannay madaxweynaha dib u celinta barakacayasha’’ xildhibaan Dhalxa
Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Xildhabaan maxamed cumar dhalxa oo kamid ah xildhabaan baarlamaanka fadaraalka soomaaliya oo deegaan doorashadiisuna tahay kgs ayaa ka war bixiyay kulanki dhexamaray xildibaanad labada aqal ee barlamaanka DFS gar…
Dhageyso:-Madaxweynaha kgs cabdicasiis xasan maxamed laftigareen oo sheegay in goordhow ay furidoonaan wadooyinka xayiran ee isku xira muqdisho iyo baydhabo.
Baydhabo Somaaliya-{WMN}- Dhawaan Magaalada Muqdisho waxaa kulan ku yeeshey Madaxweynaha KGS Mudane Abdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen , iyo 77 Xildhibaan ee Labagole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Deegaan Doorashadooda ay…









