Xoghayihii Guud ee Xisbiga Waddani ee Somaliland Khadar Xuseen Cabdi & Afhayeenkii Xisbiga Barkhad Jaamac Batuun ayaa Caawa lagu xiray Magaalada Hargeysa. Afhayeenka oo caawa fiidkii ka hadlayay shir jaraa’id…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Waxaa Maanta Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhowa lagu Qabtey Dood ku saabsan Haweenka iyo Ka Qeybgalka Siyaasada Dalka, waxaana ka qeyb Galay 1-Aamina Cabdikariin Maxamed oo ah Xoghayaha Dhalinyarada…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
Akhriso:-Booliska Somaliland oo xiray tifaftirihii Horn Cable TV, xayiraadna saaray TV-ga
MUQDISHO, Soomaaliya, 18 Nofembar, 2019 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa ugu baaqay masuuliyiinta Somaliland inay shuruud la’aan ku siidaayaan Tifaftiraha Guud ee telefishanka Horn Cable Cabdulqaadir Saleebaan Caseyr (Codey)…
Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Salaadii casarkii markii la tukaday ayaa Culimo ka hadashay Masaajid Jaamaca Wey nee magaalada Baydhabo, waxaa ay ka digeen muuqal faafay oo maalamihii u danbeeyey dhex wareegayey bulshada oo…
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dalka Kusoo Laabtay Kadib Safarkiisii Shaqo Ee Faransiiska, Belgium Iyo Qatar
-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo caawa dib ugu soo laabtay dalka kadib safarradii shaqo ee wadamada Faransiiska, Belgium iyo Qatar, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee…









