Waajid(WMN)_Madaxweynaha KG oo shaley soo gaarey degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa maanta isaga iyo wafdigiisa degmada Waajid ka hergaliyeen Mashaariic Hormarineed Sida Dhalinyarada,Waxbarashada, Caafimaadka, Garsoorka Iyo Amniga. Madaxweyne Cabdicasiis…
WARARKA MAANTA
Waxaa xilkiisii la wareegey Taliyaha cusub qeybta lixdamaad dowlada fadaraalka Soomaaliya u soo Magacawdey Maxamed Sheekh Cabdulahi Ciirow .Waxaana munaasabadda xilwareejinta kasoo qeyb galey Taliyaha ciidanka lukta xoogga Dalka Soomaaliyeed…
Akhriso+Sawiro:-Xukuumadda oo Horumarineysa Dhismaha Safaaradda Dowladda Soomaaliya ee Faransiiska
Paris, Arbaco, Nofeembar 13, 2019—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqday dhismaha safaarada Soomaaliyeed ee dalka Farasniiska. Mudane Xasan Cali Khayre oo safaaradda kula kulmay ku simaha safiirka…
Dhageyso+Sawiro:-Dood looga hadlayey doorka dhalinyarada ay ku leeyihiin siyaasadda dalka.
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Doodda ayaa ku saabsanayd doorka dhalinyarada ay ku leeyihiin siyaasadda dalka. Waxaana ka qayb galay dhalinyaro u dhaqdhaqaaqda dhalinyarada kuwaasoo kala ah. Aadan Mayoow Cali Sahro Ibraahim Maxamed Yaasiin…
Akhriso+Sawiro:-Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo Dowladda Qatar Ka Guddoomay Doomo, Cagafyo Iyo Gaadiid Kale
Muqdisho, Arbaco, Nofeember 13, 2019—Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka, ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta safiirka Qatar ee Soomaaliya ka guddoomay doomo, Cagafyo iyo gaadiid…
Akhriso:-Galmudug:-NISA oo wariyaal ka qaadatay telefoonnadooda, amarna ku bixisay in wararka doorashada lagu soo wargeliyo
MUQDISHO, Soomaaliya, 13 Nofembar, 2019 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu walaac xoogggan ka muujinayaa awaamiirta cusub oo lagu xayirayo xorriyadda saxaafadda madaxa-bannaan iyo falka sida sharci darrada ah taleefoonadooda…
Akhriso:-Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Siyaasadda Qaran Ee Qaxootiga Soo Guyo-noqonaya Iyo Barakacayaasha
Muqdisho, Khamiis, Nofeember 14, 2019—Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka, ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee golaha wasiirrada. Golaha ayaa ansixiyay…









