Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Gababnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud Cali [Gaabshaa] hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo oo Gaaray Magaalada Dooxa Ee Dalka Qatar
Dooxa, Sabti, Nofeembar 16, 2019—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa ee xarunta dalka Qatar. Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdigiisa ayaa…
Baydhabo Somaliya-WMN]-Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Maxamed( Amar-dambe) ayaa maanta booqasho ku tegey degmada Aw-dheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Wasiirka gaashaandhigga ayaa waxaa safarka uu…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
Shirka Wada-tashiga ee xuquuqda Aadanaha muhiimka u ah iyo arrimaha la xiriira ayaa maanta lagu qabtay magaalada Jowhar ee caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabelle. Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Haweenka…







