Muqdisho, Arbaco, Nofeembar 20, 2019—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo xalay dalka dib ugu soo laabtay, ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaradda Warfaafinta, Haweenka , Kalluumeysiga, ganacsiga, Beeraha iyo xanaanada…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Cabdi Naasir Mayow Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
Sawiro: Wasiirka Caafimaadka KG Oo Kormeeray Isbitaalka Beyhaaw Ee Magalada Baydhabo.
BAYDHABO(WMN)-Wasiir Mohamed Osman haji oo ah wasiirka Wasaaradda Caafimaad ka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa booqdey isbitaalka Baayhaaw ee Magaalada baydhowa oo ah isbitaalka 2aad gobolka baay oo adeegyo caafimaad bilaash…
Dhageyso:-Qoddobadii lagu heshiiyay kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaashii hore ee dalka
Baydhabo Somaaliya-{WM}- Xasan Sheekh Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in qoddobo badan ay ka wadahadleen Madaxweyne Farmaajo, balse muhiimadooda ay ahaayeen arrimaha doorashooyinka, khilaafka dowlada iyo maamul goboleedyada,dhowrista dastuurka,gobolka…
Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Durba magacaabistoodii maamulka cusub ee degmada Baydhabo, ayaa uu muuqanayaa hanaan maamul oo ka tarjumaya kala lahaanshaha shaqada mas’uuliyiinta degmada Baydhabo uu u magacaabay madaxweynaha KGS, Cabdicasiis Xasan Maxamed…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Ibraahim Cabdi Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…









