Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah iyo khudbadihii Shirjaraid’yadii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa Dhamaantooda, Kulanka Warsan waxaa…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya-{WMN]- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Sheekh Ahmed ayaa la kulmay Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee James Swan. Kulankan oo ay…
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa Dhageeyso:-Warka fiidnimo Ee Idaacada Warsan 05/12/2019 was last modified:…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya…
Baydhabo(WMN)_Guddoomiyaha Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Xasan Macalin Axmed Biikole ayaa sheegay in marnaba aysan suurtagal aheyn in dadka Reer Baydhabo kaliya howlaha Amniga iyo dhinaca nadaafada ay maamulkaka…
Dr: Baadiyow: Axaadiis la beeniyey ma jiro ee tafsiirka xadiiska ayaa la isku khilaafay”.
Dr: Cabdiraxmaan Macalin Cabdulaahi Baadiyoow ayaa ka hadlay dood ka dhalay qudbub uu dhawaan Ka jeediyay dalka Jarmal Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame hogaamiyaha Xisbiga Wadajir. Dr: Baadiyow ayaa is dultaagay…
Video Sawir: Kulan Looga Hadlaayay Dhismaha Burburka Waddooyinka Baydhabo Oo Yesheen Wasiirada Iyo Ganacsatada Baydhabo
Baydhabo(WMN)_Shir ay isugu yimaadeen Maamulka Degmada Baydhabo wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Kgs Agaasimayasha Guud ee Wasaradaha iyo Ganacsatada Magaalada Baydhabo. Ujeedadda Shirka ayaa ah sidii loo dhisi lahaa waddoyinka…
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Daah-furay Madasha Sedaxaad Ee Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka
Muqdisho, Sabti, Deseembar 07, 2019—Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa daah furay madasha sedaxaad ee siyaasadda dhaqaalaha qaranka oo maanta iyo berri ka soconeysa…









