Baydhabo(WMN)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arimaha Dastuurka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Abdullahi Warsame Duufaan ayaa Daahfurey Kulanka Farsamo iyo Xog iswedaarsiga Agaasimiyaasha Guud Wasaaraddaha Dastuurka Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Kan Dowlada…
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Dowladda Soomaaliya Iyo Midawga Yurub oo Ka Wada Hadlay Deyn Cafinta Iyo Maal gelinta Qorshaha Dib-u-habeynta Amniga
Muqdisho, Isniin, Deseembar 09, 2019-Kulan u dhexeeya midawga Yurub iyo dowladda federaalka Soomaaliya oo looga hadlay ajandayaal muhiim ah ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Shirka ayaa looga hadlay kobcinta…
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: December…
Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee La-dagaallanka Musuq-maasuqa awgeed, ayaa ergeyga QM wuxuu hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo sarreynta sharciga
Muqdisho, 9 Disembar 2019 – Iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee La-dagaallanka Musuq-maasuqa, ayaa ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya wuxuu maanta soo dhoweeyay horumarka dalku uu ka gaaray xoojinta sarreynta…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya…
Sawiro: Wasiirka Dhalinyarada Kg Oo Kormeeyay Baraha Kontorooyada Magalada Baydhabo
Baydhabo(WMN)_wasiirka wasaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka KGS Mudane Ali Dhux Maxamed ayaa caawa Deeq gaarsiiyay Ciidamada Booliska KG ee ku sugan Barkantaroolada laga soo galo Magaalada Iyo Saldhigyada Booliska…










