Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaayaWariye Maxamed…
Saaxiibada caalamka ee Soomaaliya* waxay mar kale carrabka ku adkeynayaan muhiimadda ay leedahay in waqtiga loogu talo galay si hufan loogu diyaar garoobo doorashooyin heer federaal ah oo dhaca sanadka 2020/21. Kulankii…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaayaWariye Maxamed…
Dhageyso:Odiyaasha iyo Maamulka Buurhakaba oo si kulul uga Hadlay Kufsiyo iyo tacdiyo ka dhacaya Degmada Buurhakaba
Buur(WMN)_Shair Jaraa’id oo si wada jir ah ay u qabteen odiyaasha dhaqanka’ maamulka iyo kuxigeenadiisa degmada buur-hakaba taliyaha taliyaha ciidamada asluubta hogaanka maxkamada ayaa waxay kaga hadleen kufsiyada iyo tacgiyada…
Dhageyso: Gudoomiyaha Haweenka Degmada Baydhabo Xaawo Sokor Oo Sheegtay In Loo Baahan Yahay In Haweenka Ay Kasoo Dhax Muuqdaan Siyaasada Dalka
Baydhabo(WMN)_Kulan ay iskugu imadeen haweenka magalada baydhabo kuwooda aqoonta leh ayaa waxaa soo qaban qaabiyay gudoomiyaha ururka haweenka gobolka baay Marwo Muraayo Ibraahim Maxamed iyo Marwo Xaawo Sokor Cali oo…









