Ankara(WMN)_Wargaysys kasoo baxa dalka Turkiga ayaa daabacay in qaraxii 28-ka bishan ka dhacay Ex-kontorool Afgooye ay ka dambeyso dawladda Imaaraatka Carabta, oo siyaasad ahaan kasoo horjeeda hawlaha ay dawladda Turkigu…
WARARKA MAANTA
Diinsoor(WMN)_Wafdigan uu hoggaaminaayey wasiirka wasaaradda arimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka soomaaliyeed ee koonfur galbeed Mudane Mohamed Abukar Cabdi ayaa manta soo garey degmada diinsoor ee…
Dhageyso:-Ayax baabi’iyay beero ku yaalla deegaanka Geedweyne ee gobolka gedo
Sodomeeyo dhul-beereed ah oo ku yaalla deegaanka geedweyne ee Gobolka Gedo ayuu ayax baabi’iyay dhul beereed iyo dhul daaqsimeed balaaran, isagoo khasaaro lixaad leh u gaystay wax-soo-saarkii beeraha ee deegaankaasi.…
Boosaaso(WMN)_Ciidamada Booliska Gobolka Bari ayaa waxaa ay xalay Magaalada Boosaaso ka sameeyeen howlgallo lagu burburinayey Goobaha Ganacsi oo dadka qaar sida Sharci darrada ah uga dhisteen hareeraha wadooyinka qaar ee…
Muqdisho(WMN)_Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulan looga hadlayay dardar galinta Amniga Caasimadda Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Guddoomiyaha…
#Xigasho: Mustaqbalradio.net Al-Shabaab ayaa ku dhowaad 72 Saacadood kadib waxey sheegatay mas’uuliyada Ismiidaamintii ka dhacday Isgoyska mashquulka badan ee Ex-Control Afgooye ee Galbeedka magaalada Muqdisho. Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…










