Baydhabo(WMN)_Wasaarada gadiidka cirka iyo dhuulka ee koonfur galbeed mudada sanadka aheyd ee uu hogaanka u haayay madaxwene Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa waxa ay garoomada degmooyinka qaar ee…
WARARKA MAANTA
Sawirro: Ra’iisul wasaaraha oo Dhuusamareeb kula kulmay Odoyaasha Dhaqanka ee Xeraale iyo Huurshe
Dhuusamareeb-(WMN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane; Xasan Cali Khayre, ayaa Magalaada Dhuusameeb kula kulmay Maanta Odayaasha dhaqanka degaanka Xeraale ka xog wareystay sida uu u dhaqan galay heshiiskii nabadeed ee Dadka reer…
Dhibaatooyin caafimaad daro ayaa ka jira degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo iyo deegaannada hoos taga,dhibaatada ugu daran dadku ay cabanayaan ayaa ah,Shubanka,Malaariyada,nafaqo darida iyo oofwareenka.iyadoo xanuunadaasina llabadii maalmood ay u…
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: January…
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman (Maleele) Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Bilaal Hilaal Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: January…









