Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
WARARKA MAANTA
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAMA) ayaa yeelatay sharciga duulista rayidka, iyadoo shalay uu meel mariyay shacricgaas Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya. Axmed Macalin, Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka oo hadlay ayaa sheegay…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi u xil-saaranqaban-qaabada xuska sanad guurada 60-aad ee maalmaha xorriyadda Soomaaliya ee 26ka June iyo 1da July. Wasiirka warfaafinta, Maxamad Cabdi Xayir…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Sawiro: Masuulin Katirsan Wasaarada Waxbarashada KG Oo Kormereen Iskuulada Qaar Ee Magalada Baydhabo.
Baydhabo_(WMN) Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee KGS Jabriil Maxamuud Aadan iyo Qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda ayaa kormeeray iskuulada kuyaala Magalada Baydhabo kormeer kaasoo u jeedkiisu…
Aqriso: Wasaarada xoolaha Kg Oo Baydhabo Kuqabatay Kulan Lagu Wacyigalinaayo Xoola Dhaqatada Kusugan Degaanada Katirsan Baydhabo.
Baydhabo(WMN)_ Wasaarada xanaanada xoolaha dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa waxaa maanta magalada baydhabo ka furtay kulan lagu wacyi galinaayo dadka xoola dhaqatada ah ee kusugan degaanada ay hoos tagaan magalada baydhabo.…









