Baydhabo(WMN)_Xaley ayey ahayd kadib markii guri kuyaal xaafada Onodka ee magaalada baydhabo dab qabsadey taasoo sababtey dhimashada aabe iyo laba caruur ah oo uu dhaley islamarkaana sidookale sababey khasaare hantiyadeed.…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Xaaf oo DFS ku eedeeyay faragelin, qalalaaso abuurid iyo qafaalashada nidaamka doorashada Galmudug.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo warqad lagu qoray Luuqada engliishka u diray Beesha Caalamka ayaa Dowladda Faderaalka Soomaaliya ku eedeeyay “faragelin, qalalaaso abuurid iyo qafaalashada nidaamka doorasho ee…
KISMAAYO (WMN) – Howlgal ay sameeyeen ciidamada daraawiishta Jubbaland ayaa lagu dilay afar ka tirsan al-Shabaab meel u dhow magaalada Kismaayo. Ragga weerarka lagu qaaday ayaa ku sugnaa deegaanka Yaaq-bishaaro oo kismaayo…