Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Guddiga qabanqaabada doorashada guddoonka Baarlamanka labaad ee Galmudug oo diyaarinaya habraaca doorashada.
Galmudug(WMN)_Xubnaha Baarlamanka Galmudug ayaa fadhi ay shalay ku yeesheen Dhuusamareeb ku doortay guddi suurta geliya doorashada guddoonka Baarlamanka labaad ee Galmudug kaasoo ka kooban 15 xubnood. Maxamed-deeq Cabdi Maxamed oo…
Xildhibanada DFS Oo Maanta Kadoodaya Hindise Sharciyeedka Jaangoynta & Tayo Dhawrka.
Muqdisho(WMN)_Waxaa Maanta oo Isniin ah lagu wadaa in Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Kulanka Xildhibaanada Golaha…
Gaalkacyo(WMN)_Madaxweynaha uu waqtigiisa dhamaaday ee maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa qaabilay qaar kamida ugaasyada beelaha dega kuwaas oo shalay galinkii dambe gaaray magaalada Gaalkacyo, halkaas oo uu…
Baydhabo(WMN)_Maxkamada Darajada 1-aad Ciidamada Qalabka sida qeybta 60-aad oo bilowday dhageysiga kiis dil ah oo loo haysto edeysane ka ka tirsan Ciidanka Booliska. Fadhiga Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciimada Qalabka…









